Genesis Accident Claims, Personal Injury Compensation Claims
 
NEWS HEADLINES

News widgets and RSS news feeds
 
 
 
 

Ku doo dhawaada Dacwooyinka Shilka Genesis

Shil walba wuxuu ahaan karaa jaah-wareer, xanuun iyo dhib. Waxaan macmiilo si guul leh ku caawinay inay sanado badan sameeyaan dacwooyinka shilka.
Haddii uu shilka falkaaga eheen, ama xittaa haddii aad qayb fal ka leedahay, waxaan kugu talin karnaa sida ugu fiican ee aad u wadi karto dacwadaada.
Waxaan kumaakun qofood ku caawinay inay magdhow ka soo codsadaan nooc walba ee shil ee lagu dhaawacmo, ha ahaadano kuwa yar ee qoorta gaaro ilaa dhaawacyada aad u xun..

IMINKA SOO DACWOOW
HALKAAN GUUJI sidii aad internet’ka ugu dacwooto – ama
WAC 0871 7 892 892 – ama
U soo qor CLAIM lambarkaan 07727 079 135

Adeeggeena waa lacag la’aan iyo halis la’aan. Haddii aad dacwada ku guuleysato ama ku khasaarto, wax lacag ah ma bixin doontid sidii aad dacwada u sameyso. Dacwooyinka shilka Genesis waa  100% bilaash.

 
Waxaan bixinnaa adeeg casri ah ee Dacwooyinka Shilka ay ku jiraan:
Accident Claims online

Talo BILAASH AH ee nooc walba ee dacwo shil.

Accident Claims online Waxaad helaysa 100% ee magdhowgaaga.
Accident Claims online

Waan ka duwan nahay ururyada kale ee ka shaqeeyo dacwooyinka shilka, waxaan kugu talin karnaa inaad codsato  kharashyada ‘dheeraadka ah’, sida qiimaha dheeraadka ah ee gaadiidka, dakhliga ka lumay iyo qiimaha kor kugu kacey iwm.

Compensation Claims - Arm Injury Compensation Back Injury Compensation claims
Claim for Neck Injury Compensation Hip Injury Compensation - Medical Negligence Compensation
Compensation for Dental Injuries, Injuries to Teeth Claim Compensation for Foot Injuries, Broken Ankle, Broken Foot
Road Accident Compensation, Accidents at Work, Medical Negligence Claims Solicitors
Genesis Estates, Sell your property for Cash - Quick property sales
Your Debts Cleared, Free Advice on IVA, Debt Advice, Debt Management Advice
Free Accident Claims Advice, Compensation Claims
Utility Warehouse
Inkastoo aan nahay shirkad ku takhasuusan dacwooyinka shilka waxaan telefoonka ku sameyn doonnaa qiimeyn koowaad oo bilaash ah ka hor intii aan kuula talinin waxay tallaaboyinkaaga xiga noqon doonaan.
Haddii aad tahay dhibbanaha shilka gaadiidka waddada; kufid ama dhicid; ama haddii aad ka dacwoonaysid shil ka dhacey shaqada waxaan hubin doonnaa in dacwadaada shilka uu dabooli doono dhammaan xadka dhaawacaada iyo waxyaabo kasto ee ku gaarey ama aad khasaartey. Magdhowga dacwadaada shilka waxaa laga shaqeyn doonaa si deg-deg ah adigana sii fiican ayaa laguu ogeysiin doonaa heerka ay dacwadaada mareyso intii lagu jiro hab-socodka.
  Think Road Safety - Information on Road Accident Claims Ministry of Justice  
Home   l   FAQs   l   Claim Now   l   News   l   Types of Accident   l   Additional Claims   l   Case Studies   l    Helpful Links
Copyright © 2008 Genesis Accident Claims. All Rights Reserved. - Website by BadgerNet